Warbixin:-Sidee loo Horumarin karaa Nabadda?

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-ka shaqeynta Horumarinta Nabadda ayaa ah waajib qof kasta saaran si uu ugu nolaado nabad iyo xasilooni waarta.

Qaar kamid ah Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo aan codbaahiyaha Sanguuni la dhaxmarnay ayaan wax ka weydiinay sida loo Horumarin karo Nabada iyagona arintaasi inaga siiyay sharaxaad dhinacyo badan taabaneysa bulshada kalana ugu baaqay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo Horumarinta Nabadda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa