Warbixin:-Sidee loo Daaweyn karaa Bukaanada qaba cudurada dhimirka.

0
202

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kumannaan bukaan oo la xanuunsanaya cudurrada ku dhaca dhimirka aduunka oo dhan ayaa la xaqiraa xuquuqdooda bini’aadanimo, waa la takooraa, xadgudubyo maskaxeed iyo kuwa jireed ayaa loo gaystaa iyaga oo aan helin adeeg caafimaad oo ku filan,Marka la joogo Soomaaliya bukaanada ka qaba cudurrada ku dhaca dhimirka ma helaan adeegyo caafimaad oo ku filan sida la sheego.

Hadab maxey tahay waxyaabaha sababa cudurada ku dhaca dhimirka, Dr Ciyow oo ku taqsusey daaweynta cudurada ku dhaca dhimirka iyo neerfaha ayaa sharaxaad ka bixiyey cudurada ku dhaca dhimirka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeyesa