Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-inta badan Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa lagu dhaliilaa xiliyada ay ganacsiyada bilaabaan in ay raadiyaan faa’iido Dag Dag ah iyagoon ka fikirin sida ay u sii socodsiin karaan ganacsigooda balse taasi badal keeda hadii ay faa’iido ka wayaan ganacsigooda bilaha ugu horeeya halkaaasi kaga hadha ganacsiga taasi oo muujineysa in ayna markii hore jirin Aragti Ganacsi oo fog oo qofkaasi ka lahaa Bilaabida ganacsi guuleysta.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixitan ku eegaya