Warbixin:-Sidee gabdhaha wax bartay u noqon karaan barayaal dadka wax bara.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gabdhaha waxa ay ka qataan kaalin wayn dhanka waxbarashada, waxaa la arkaa gabdho badan oo barayaal ah si ay wax u baraan bulshada qaybaheeda kala duwan.  Waayadii horre way yarayeen gabadha waxbartay in la arko laakiin mudooyinkii dambe way soo bateen gabdhaha waxbartay ee dalka usoo baxaaya.

In ay gabdhaha ka qeyb qataan waxbarashada waxa ay u sahlaysaa in ay waxbarida bulshada door wayn ka ciyaraan, isla goortaasna soo saaraan ubad waxbartay oo bulshada wax u tara.  Waxaa dhacda marka la jooga goobaha waxbarashada in lagu arko gabdho dadaal badan oo xittaa galo kaalmaha ugu sareeya ee fasalka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa