Warbixin:-Sidee dhirigalin loogu sameeyn karaa dadka ganacsiyada ku cusub.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku cusub Ganacsiyada ayaa ah kuwo baahi weyn u qaba Dhirigalin dhan walba ah maadamo mararka qaar laga yaabo in ay la kulmaan caqabado ka soo wajaha ganacsiga cusub ay bilaabeen.

Dadka ku cusub ganacsiyada ee ku nool Dhoobley ayaan weydiiyay Dhirigalinada ay u baahan yihiin Dadka ku cusub ganacsiyada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya