Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Buburkii ka dhacay Dalkeena ayaa waxaa uu si weyn saameyay dhalinyarada Soomaaliyeed kuwaasi oo marka ay heerarka Waxbarashada ka soo baxaan aan helin Shaqo ay ku maareeyaan Noloshooda.
Inta badan Dhalinyarada Dalka ayaa la daalaa dhacaya Shaqo la’aan baahsan kuna qasabta in qaar kood uu tahriibaan wadamo shisheeye si ay u raad sadaan fursado dhaqaale.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeya