Warbixin:-sidee dhalinyarada Soomaaliyeed loga wacyi galin karaa Isticmaalka maandooriyaha.

0
260

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In badan oo kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxay isticmaalan noocyada kala duwan ee mukhaadaraadka oo dhibaato badan ku hayo da’yar badan oo dunida daafaheedaha ku kala nool ee xag dhaqaalo iyo xag caafimaad intaba.

Dhalinyarada Soomaaliyeed badankooda waxa kena in ay mukhaadaradka isticmaalan sabab u noqotay dhibatooyinkii dalka ka dhacay iyo shaqo la’aanta jirto.

waxan wareysi la yeelanay qaar kamid ah dhalinyarada Deegaanka Dhoobley ku waas oo aan ka waraysanay sababaha ku kalifa dhalinyarada in ay isticmaalaan iyo sida loo yarayn karo isticmaalka mandooriyaha oo mudooyinkii u danbeeyay ku soo badanaya dhalinyarada Soomaaliyeed.

Dhanka kale isagana waxaan geestiisa waraysi la yeelanay Dr Muuse Cabdi Garas oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala Magaalada Dhoobley anago kawaraysany dhaibaatada caafimaad ee ka dhalankarta isticmaalka mandooriyaha isagoona noo sheegay in dhibaato caafimaad daro ee laga dhaxli karo isticmaalka maandooriyaha, dhalinyarada ayuu ugu baaqay in ay ka fogaadaan maandooriyaha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya