Warbixin:-Sidee Dhalinyarada ku nool Dhoobley loogu abuuri karaa fursado Maalgashi.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Buburkii ka dhacay Dalkeena ayaa waxaa uu si weyn saameyay dhalinyarada kuwaasi oo marka ay heerarka waxbarashada dhameeyaan aan helin fursado shaqo.

Qaar badan oo kamid ah Dhalinyrada Soomaaliyeed ayaa la daalaa dhacaya shaqo la’aan baahsan kuwaasi duruufuhu ku qasbaan inay dalka ka tahriibaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya