Warbixin:-Sidee dhalinyarada Dhoobley u sameysan karaan ganacsiyo iyado laga faa’iideysanayo soo ka bashada dalka

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dalkeena Soomaaliya ayaa sanadihii danbe sameynayay Horumaro kala duwan oo ay ugu horeeyaan Dhinacyada Ganacsiga iyo dhaqaalaha taasi oo uu dalku xilagan sameynayo kobac dhinacyo badan lee islamarkaana Ganacsatada Soomaaliyeed xooga saareyso sidii ay u horumarin lahaayeen maalgashiga iyo wax soo saarka Dalka

Horumarada ka jira Dalka ayay Dhalinyaraduna ay qeyb ka yihiin walow ayayna gaar siisneyn heerkii la rabay hadana waxaa jira dhalinyaro badan oo la yimid Hal abuuro si ay noloshooda ugu maareeyaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya