Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa mudooyinkii danbe qeyb libaaxle ka qaadanayay Horumarinta Ganacsiga Dalka iyadoo jiraan Dhalinyaro badan oo ku biiray Suuqyada Ganacsi ee Dalka.
iyadoo taasi ay jirto ayaa hadana dhanka kale waxaa jira Dhalinyaro badan oo ku haminaya in ay ku biraan Suuqyada Ganacsi balse ayna wali fursaduhu u saamixin.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ee qeybta ka ah Ganacsiyada Degmada oo aan wareysi layeshay ayaan wax ka weydiyay sida Dhalinyarada Dhoobley uga qeyb noqon karaan Horumarada ganacsi ee ku talaabsaneyso Degmada Dhoobley.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya