Warbixin:-Sidee Dhalinyarada Degmada Dhoobley fursado Maalgashi loogu abuuri karaa.

0
10

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Buburkii ka dhacay Dalkeena ayaa waxaa uu si weyn saameyay dhalinyarada kuwaasi oo marka ay heerarka waxbarashada dhameeyaan aan helin fursado shaqo.

Inta badan Dhalinyarada Dalka ayaa la daalaa dhacaya Shaqo la’aan baahsan kuna qasabta in qaar kood uu tahriibaan wadamo shisheeye si ay raad sadaan fursado dhaqaale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya