Warbixin:-Sidee bay haweenka isku waafajin karaan Qabashada hawsha guriga iyo gudashada cibadada bisha ramadan.?

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bisha Barakeysan ee Ramadan ayaa ah bil ay haweenka somalida inta ay ku mashquulaan cunto karinta iyagoona guta cibaadaadka bisha barakeysan ee ramadaan.

Qaar kamida haweenka ku nool Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay sida ay isugu Keenan hawsha guriga iyo gudashada waajibadka bisha barakeysan ee ramadaan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa