Warbixin:-Sidee ayey bulshadu ugu baraarugsanaan karaan qaadashadaTalooyinka Caafimaad ay Bixiyaan dhaqaatiirtu?

0
209

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Talooyinka caafimaad ee ay bixiyaan bahda caafimaadka ayaa ah mid looga hortagi karo cudurada inta badan saameeya bulshada.Dhaqaatiirta ayaa bixiyaa talooyin caafimaad iyaga oo ka duulaya ilaalinta badqabka iyo fayadhowrka bulshada.

Bulshada inteeda badan ma’aha kuwa ku buraarugsan qaadashada talooyinka caafimaad ee ay bixiyaan Dhaqaatiirta taasoo run ahaantii qeyb ka ah is daaweynta.

Hadaba waakuwan qaar kamid bulshada ku nool deegaanka dhoobley oo ugu baaqay bulshada qeybaheeda kala duwan in ay ku buraarugsanadaan qaadashada talooyinka caafimaad ee ay bixiyaan Dhaqaatiirtu.

Dhanka kale Dr Cali Xassan oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha isbitaalka guud ee deegaanka dhoobley ayaa ka warbixiyay talooyiinka caafimaad ee jidhka iyo naftaba laxariira oo ay bulshada siiyaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya