Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskaashi bulsho oo la haleo waxa ay kaalin weyn ka qadaan kartaa Nabada iyo Horumarinteeda taasi oo Dadka iyo Deegaanka u hor seedi karta Horumar baladhan.
Nabadu waa udub dhexaadka kowaankan aynu ku nool nahay, waana tiir haddii la waayo ay dhammaan laamaha kale ee noloshu wada dumayaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa