Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka barakacayasha ah ee ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose oo lasoo kulmay xaalada kala duwan walina sii dareemayo xaladihii ay soo mareen ayaa hadda waxa ay isku taxluujiyeen inay soo dhacsadeen nolol maalmeedkooda si ugu dabaraan noloshooda iyo tan qoysaskooda.
Qaar kamid ah hawenka ku nool kaamamka barakacayaasha ee Degmada Dhobley ayaa kawarbixiyay shaqooyiinka kala duwan oo ay noloshooda ka maareeyaan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa