Warbixin:-Raggu Maxay howsha guriga ka qabtaan ama ay ka caawiyaan Dumarka inta lagu guda jiro Ramadaanka?

0
120

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bisha Ramadaan waa wakhti dadka musliminta ah ay Soomaan Wakhtiga maalintii isla markaana cibaadeystaan Habeenkii iyagoo tukanaya salaado saa’id ah sida Taraawiixda iyo Taajudka.

Haweenka Soomaliyeed ayaa waxay ay cabasho ka muujiyeen howsha guriga xiliga Ramadaanka madaama sida ay dumarka badi ay sheegen in howsha guuriga ay laba jibaaranto bishada Ramadaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa