Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Hal abuurka waa fikir ka dhex guuxa qof kasta balse hergelinta iyo sida cidkasta ay uga go’an tahay ayaa lagu kala duwan yahay waxaana ka guul gaara qofka yoolkiisa u dhabar adayga isla markaana u dulqaata caqabadaha kaga iman kara.
Maxamed Dhaawow Hiirle waxaa uu ku shaqaystaa samaynta Bur-jikooyiin kala duwan oo uu ka sameeyo jiingado iyo biro uu kar kariyo una badalo Bur-jiko.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa ka warramaya