Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tarbiyada ubadka waa masuuliyad wadareed saaran labada waalid si gaar ah Hooyadu waa Macalinka ilmaha marka uu yar yahay islamarkaana waxaa ay masuuliyad ka saarantahay tarbiyada Carruurteeda in ay wanaajiso si ay u soo saarto ubad wanaagsan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa