Warbixin:-Muhimad nooce ah ayay bulshada u leedahay dib u heshisiinta.

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ilaalinta Nabada ayaa door wangsan kaqadan karta sidii ay bulshadu ugu wada noolaan lahaayeen horumar iyo barwaaqo.

Qaar kamid ah bulshada ku nool Degmada Dhoobley ayaa ka aragtidhibtay Sida ay bulshadu uga shaqayn karaan Horumarinta nabadda iyo isdhaxgalka bulshada Deegaanka waa kuwan iyago oo ka hadalayo arinkaas.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa