Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ustaad Xuseen Maxamed Cabdi oo in ka badan labaatan sano ahaa Macalin dhiga Af Soomaaliga ayaa ka hadlay taarikhda afkeena hooyo iyo sida loo ilaalin karo Jiritaankiisa.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya