Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Muhiimada ka hortagacudurrada ku dhaca Xoolaha waa arrin muhiim ah oo si toos ah u saameeya caafimaadka xoolaha.
Dr Khadar Xuseen Cali oo kamid ah Dhaqaatiirta Xoolaha ee Dalka ayaa fah-faahin ka bixiyay Muhiimada ay leedahay ka hortaga cudurrada ku dhaca Xoolaha.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeya