Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ereyga Nabadu waa afgarad ka soo horjeeda Dagaal iyo dhibaato ka dhax aloosma Qoomiyadaha ama dabaqadaha Bulshada iyo sido kale Dowladaha tartamaya sooyaalka waxaa ka muuqanaya in badanka aadanuhu u janjeedho dhinaca nabadda iyo ka talinta xasiloonida.
Qaar kamid ah bulshada ku nool bulshada Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa ka hadlay Muhiimada ay dadka xoola dhaqatada u leedahay nabadda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa