Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabadda ayaa qeyb weyn ka qaadata horumarka bulshada waxayna qiimo u leedahay guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofka ku noolaado Nabad waarta Waxaa sidoo kale Nabaddu ay tahay shayga ugu wanaagsan ee nooluhu jecel yahay inuu ku noolaado.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa