Warbixin:-Muhiimad intee la eeg ayay nabadda u leedahay Dadka iyo Deegaanka.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabadda waa lagama mar-maan waana waxa kaaliya ee an la’aanti bulshada waada socon kariin Umada Soomaaliyeed ayaa waxa looga baahan yahay in ay ku fara adeegaan kashaqeynta Nabadda si loo helo bulsho mideysan

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa