Warbixin:-Maxay tahay Qatarta ay Leedahay isticmaalka Sharoobooyinka ay joojisay Hey’adda Caafimaadka Aduunka Ee WHO?

0
196

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Hussen Nuur Xasan oo ka mid ah Dhaqaatiirta Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa kawarbixiyay Qatarta ay Leedahay isticmaalka Sharoobooyinka ay joojisay Hey’adda Caafimaadka Aduunka Ee WHO.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya