Warbixin: Maxay Rag badan Bidaartu nabar ugu tahay?

0
245

Dhobley(Idaacadda Sanguuni) Bidaartu waxay bartilmaameedsataa qaar ka mid ah ragga, waxaana loo sababeeyaa arrimo kala duwan oo isugu jira dhaxal waalid, fikirka badan iyo cimilada, laakiin sabab kasta oo ay ku timaadaba ma aha mid la jecel yahay.

Ragga sida weyn ula tacaala bidaarta ama timahu ay ka dhammaadaan qeybaha hore iyo kuwa dhexe ee madaxa waxaa ka mid ah Soomaalida oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuula iney wax ka qabtaan arrintaas, oo ay dhibsadaan in kastoo ragga qaarkiisna aysan dhibaato u arkin.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa ka warramaya