Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Dhoobley waa Magaalo Xuduudeed Ku taala Xadka kala Qeybiya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya, waa Magaalo muhiim u ah isku socodka labada dal,taasi oo ay u sahleysa goobta ay ku taalo oo ah goob istiraatiji ah.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya