Warbixin:-Maxaa Sababa Ilmaha Ku dhasha Bil aan dhameystirnayn ee loo yaqaano Dhiciska?

0
206

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Deeqa siraad oo kamid tahay dhaqaatiirta ka hawl gala Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka Xaafada Boosniya ee Deegaanka Dhoobley ayaa ka warbixisay sababaha keena ilmaha ku dhasha bil aan dhameystirnayn.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixinta ku eega.