Warbixin:-Masuuliyada nooce ah ayaa bulshada ka saran ilaalinta Horumarinta Nabadda.

0
160

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabada oo ah furaha nolosha ayaa ah mid uu qof kasta u baahan yahay in uu helo nabad iyo xasilooni, Magaalada Dhoobley ee ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka jirta nabad iyo xasilooni taas oo ku timid iskaashiga iyo wada shaqeynta bulshada iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Nabadda iyo amaanka ayaa aasaas lama huraan iyo shardi u ah ah Horumarka, koboca iyo ilbaxnimada oo dhan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa