Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Diinta Islaamka Waxay na fareysaa in La ixtiraamo gabadha Muslimada ah waxaa Kale Oo ay na faraysaa in Dumarka Loo dhimriyo Loo Naxariisto Oo Aan La dhibaateeyn dhibkaas Ha yaraado Ama Ha Weeynaado.
Sido Kale Islaamka Waxaa Uu Faray Marka Gabadhu Xaas tahay in Si Wanaagsan Loola dhaqmo Oo kheyr badan Ku jiro.
Islaamka Waxaa Uu Amray in La difaaco gabadha muslimada ah Marka Xaalad timaado
Lagana ilaaliyo Khataraha Soo Waajihi Karo.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa