Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed oo la sheego inay Dalka ka yihiin 75 Boqolkiiba ayaa ah kuwa inta badan la daala dhaca maareynta noloshooda iyo mida qoysaskooda.
Qaar badan oo kamid ah Da’yarta Soomaaliyeed oo bilaabay ganacsiyo yar yar ayuu waqtigu u saamixi waayay inay sii wadaan ganacsigooda sababa dhaqaalo dartooda.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya