Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dhalinyaradu waa laf dhabarta umad kasta waana kaydka dhabta ah ee ay haysato bulshadu, Waxaana haboon in sifican looga faa’idaysto, bulsha walbana mustaqbalkeeda waxa uu ku xiranyahay dhalinyaradeeda.
Waxaana Caadiyan la isku raacsanyahay in bulshada Soomaaliyeed ay intooda badan yihiin dhalinyaro aan hadana door ku lahayn talaabooyinka dhinaca hormarka loo qaado ee dalka ka fula.
Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warramaysa