Warbixin:-Kaalin noocee ah ayay Wacyigalinada Nabadu ka qaadan karaan xalinta Khilaafaadka soo noq noqda.?

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wacyigalinada ku saabsan nabadda ayaa waxa ay kaalin weyn ka qaadataa ka hortagga khilaafaadka soo noqnoqda ee ka dhax dhaca bulshada dhaxdeeda.

Qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa ka hadlay doorka ay wacyigalinta nabadda ka qaadan karto xalinta khilaadka soo noqnoqda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay