Warbixin:-Kaalin noocee ah ayay Nabaddu ka qaadan kartaa Horumarka Bulshada?

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabadda ayaa qeyb libaax leh ka qaadataa Horumarka bulshada waxayna qiima u leedahay guud ahaan nolosha aadanaha.

Qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay kaalinta nabada ay ka qaadato horumarka bulshada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa