Warbixin:-Kaalin noocee ah ayay Dhalinyaradu ka qaadan kartaa Horumarinta Bulshada.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa 75 boqolkiiba waxaa lagu qiyaasaa in ay yihiin dhalinyaro waxayna ay dhalinyaradu door wanaagsan ay ka qaataan Horumarada kala duwan ee ka jira Dalka.

Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay doorka ay ka qaataan Horumarinta arimaha bulshada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeya