Warbixin:-kaalin noocee ah ayay Dhalinyarada Dhoobley ka qaadan karaan Horumarinta bilicda Degmada

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kor u qaadida nadaafada iyo bilic soo celinta Deegaanka ayaa muhiim u ah Bulshaada si looga hortago xanuunada ka dhasha nadaafada Daradda.

Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubadda Hoose ayaa kawarbixiyay kaalinta Dhalinyarada ugaga aadan Horumarinta bilicda Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa