Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabada oo ah furaha nolosha ayaa ah mid uu qof kasta u baahan yahay in uu helo nabad iyo xasilooni, Degmada Dhoobley ee ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka jirta nabad iyo xasilooni taas oo ku timid iskaashiga iyo wada shaqeynta bulshada iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Qaar kamid ah Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa fah-faahin ka bixiyay Masuuliyada Bulshada ka saaran ilaalinta Nabada Deegaanka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa