Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa marar badan laga hadlaa ahmiyada ay leedahay dibu heshiisiinta iyadoo loo arko in dadka soomaaliyeed loo sameeyo dibu heshiisiin si loo gaaro horumar ay dadka kuwada noolaadaan.
Qaar kamid ah bulshada ku nool Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay kaalinta dibu heshiisiinta ee Horumarinta Nabadda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa