Warbixin:-Kaalin Nooce ah ayeey Haweenku ku dhax leeyahin bulshada dhaxdeeda.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed mudooyiinkii uu Dalku bur bursanaa waxaa ay ahaayeen kuwa door muhiim ah ka qaatay samata bixinta Bulshada Soomaaliyeed ee uu bur burku saameyay.

Waxayna inta badan la yimaadeen hal abuur iyo firkrado ganacsi kuwaas oo wax weyn ka badalay nolosha qoysaskooda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa