Warbixin:-Kaalin Nooce Ah ayay Ganacsatada Kaqadan Karaan Horumarinta Nabadda.

0
165

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabadu waa tiirka kowaad ee Aas aaska nolosha ama xaalad xasi looni ah oo lagu wada noolaan karo.

Qaar kamid ah Ganacsatada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiya kaalinta ay ka qaataan Horumarinta Nabadda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa