Warbixin:-Kaalin intee laeg ayay Horumarinta Nabadda ka qaadan kartaa kobaca dhaqaalaha Degmada.?

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Horumarinta ama kobcinta dhaqaalaha dalka ayaa ah waxyaabaha ku lugta leh kor u qaadista nolosha bulshada. Qeybaheeda kala duwan.

Qaar kamid ah ganacsatada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay kaalinta hormarinta nabadda ay ka qaadan karto kobaca dhaqaalaha ee Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa