Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ilaalinta Nabadda ayaa door wanaagsan ka qaadan karta sidii ay bulshadu ugu wada noolaan lahaayeen Horumar iyo Barwaaqo.
Hadaba warbixintan waxaan ku eegeynaa kaalinta ay Nabaddu ka qaadan karto Is dhaxgalka Bulshada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa ku eegeysa