Warbixin:-Fadliga Maalmaha Shawaalka.

0
370

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sheekh Maxamed Kadiye oo kamid ah Culimada Deegaanka ayaa Fah-faahin ka bixinaya Faa’iidooyinka ku jira Soomida lixda Shawaalka iyo inta u la egyahay Ajirka laga heelo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa.