Warbixin:-Fadli intee la’eg ayaa ku jira Soonka Lixda Maalin ee Bisha Shawaal.

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Umadda muslimiinta ah ayaa dhammeysatay soonka bisha barakeysan ee Ramadaan waxaana lagutay waajib kamid ah shanta tiir ee islaamka.

Bisha Shawwaal ama soon fur waxaa ku dhax jira lix maalmood oo qofkii sooma uu helayo ajar lamid ah isagoo sanadka oo dhan soomay waana fursad qaali ah oo uu heysto qof walba oo muslim ah islamarkaana caafimaad qaba ee awooda in uu ka faa’iidaysto soonka maalmahan qaaliga ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa