Warbixin:-Fadli intee la’eeg ayaaa ku jiraa 10 ka Dambe ee Bisha Ramadaan.

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bisha Soon waxa ay leedahay Fadli aad u badan waana fursad hal mar soo marta dadka Muslimiinta ah, diinteena Islaamka ayaa bisha Soon aad u karaameysay si gaara ah tobanka danbe.

Mid kamid ah Culimada Degmada Dhoobley oo aan wareysi la yeelanay ayaa fah-faahin ka bixiyay Fadliga ay leedahay Bisha Ramadaan si gaar ah Tobanka danbe isagoona dadka Muslimiinta ah ku booriyay inay ka faa’iideystaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa