Warbixin:-Faa’iidooyinka Caafimaad ee qaraha uu u leeyahay qofka sooman.

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ramadaanku waa bil barakeysan oo ay Muslimiinta sanad walba soomaan 29-30 maalmood oo xiriir ah xabxabka ama qaraha bisha soon inta lagu jiro waxaa si weyn looga arkaa suuqyada khudaarta lagu kala iibsado.

Dr Muuse Cabdi oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha xaruumaha caafimaad ee ku yaala Dhoobley ayaan wax ka weydiinnay dhanka caafimaadka marka laga eego faaa’iidooyinka caafimaad uu qaruhu u leeyahay qofka sooman.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya