Warbixin:-Faa’iidooyinka caafimaad ee laga helo isticmaalka Malabka.

0
235

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Malabku wuxuu leeyahay faa’iidooyin aan la soo koobi Karin oo dhinacyo badan leh waxyaabaha uu ka kooban yahay malabku waa Sheyo cajiib ah oo aad u qiimo badan waana tan ka dhigtay malabka Daawo awood leh oo wax loo dhigo aysan jirin.

Marka laga Yimaado Daawanimada Malabka waxaa uu sido kale Ganacsi ay nolol maal-meedkooda ka soo saartaan uu u noqday Qaar Badan oo kamid ah Bulshada Soomaaliyeed.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa