Warbixin:-Faa’iidooyinka caafimaad ee laga helo cunista hilibka cad

0
219

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Sayid Cawil oo kamid ah dhaqaatiirta degmada dhoobley ayaa sharaxaad kabixiyay faa’iidooyinka caafimaad ee laga helo cunista hilibka cad.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay