Warbixin:-Faa’iidooyinka Caafimaad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

0
204

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Soonku waa Cibaado iyo Camal Wanaagsan oo Alle loogu dhawaado waana waajib Diini ah oo lagu leeyahay qof walba oo qaan gaar ah ama buuxiya shuruudaha Diinteena suuban u astaysay.

Khuburo isagu jiro Culimo iyo Dhaqaatiir ayaa xiliyo kala duwan sameeyay baaritaan ujeedkiisu yahay inay ogaadaan xiriirka ka dhaxayn kara Soonka iyo Caafimaadka Aadanaha.

Maxamed Cali Samow.ayaa Warbixintan ku eegaya.