Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caanaha geela ayaa noqday xiliga haatan la joogo kuwa loogu istimaalka badan yahay, cilmi baris lagu sameeyay ayaa waxa lagu ogaday in caanaha geela ay kujiraan maadoyin dhowr ah kuwaasi oo wax tar weyn u leh Adaanaha.
Geela ayaa waxa uu kamid yahay dhaqashadiisa waxayabaha ay Soomaalidu caanka kutahay waxaana la sheegaa qofka badasada cabista caanaha geela in uu ka ad adag yahay dadka kale.
Hadaba anagoo warbixintan ku eegeyo Faa’iidada Isticmaalka Canaha Geelu u leeyihiin Bulshada ayaa waxaan wareysi la yeelanay qaar kamid ah hooyooyinka iibiya canaha geela oo an ka wareysnay faa’iidada ay bulshada u leeyihiin cabista canaha geela.
Dhanka kale Axmed Cabdullaahi waa mid kamid ah bulshada sida joogtada ah u isticmaala canaha geela waxaa u dhankisa sharaxayaaa waxayabaha uu ka faa’iidey intu isticmalayay caanaha geela.
Ugu danbeyntiii Dr Sayid Cawil Cige oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala Deeganka Dhoobley ayaa fah faahin inaga siiyay Cabista caanaha geela iyo faa’idooyinka caafimaad ee ay u leeyihiin bulshada.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa